Brown (B) iyo Bush li
hadalaayaan Meediyada foolka
Qaarka Ed.
|
British Bariima Maniistarka Gordon
Brown and Madawiinaaga US George Bush
yaa waay qeylo dhaan dheeraad iniiski
weereenaa
lugun-sirqis la sii dhuujiyi in Iraan
liki sii qabado calaa dhaaqada atoomika
dartiyee.
"todobdiyaalka ha dareeraan, waay rabnee
in siyaadiino abirka iyo luqun-sirqiska
hadda jiro liki sii daro in
maalgalashada Gaaska hoorsin ee
dabii'iga. taasoo dowladooga Oroska in
aragaayaan in anaan dheeraad liki darro,
oo sida haalka in dareerina in aqbala
korne. Sidaas waay ereey Brown oo fidhi
wadaag li weeldhidi Bush khamiistii iyo
ki kulumeen Rose Garden.
"Tan waay in agtaa in heliskii dhah mari
Iran iyo switzerland oo
Gaaska hoorsin ee dabii'iga ahaayii soo
iftiin biisi, waaynaa ereenaa inii sii
deersiya doonaan dhammaan hogaamiyaalka
reer Yurub oona liin sii bilaariya fadii
lugun-surqis Iran liki haayo waqtiga
mustaqbalka eh, oona liin suga fadii
helis kasta oo lugun-sirqiska ki saabsin
liin arago koo la fuliyaaw,' yaa
raa'iyeen.
Tii Bush dhinisheey, Bush waay
sheegideey lan kasta oo taabiyaaw in
dowlida Islaamka ee Iran barnaamijshee
nuhriska atoomikida ayliin adeegsidaayne
ujeedo Bilaayo gal", in ki go'aan
gooyaaw sidii lan
suufi
eh.
"Uni darkaayno Edye: si in dhonno yaa in
wada shaqeeyaane unoo barbar dareerno
dhammaan umudoo kale, unoo si buuto oo
Ed oo waadih eh taliska Iran inoo iyo in
lahaada korne awood in suurtageliyaaso
hormariska hubka dhaaqada nukliyarka,
yaa ki darri.
"Gordon Brown waay si dhab inki aragee
in hallis eto, aniina ki raa'sinye.
Waqigina hadduwa luku horseeda fadii
hallista. waaynaa amminsinnaa in
mushkilida liki dhamaayo koro siyaasa
ahaan, " Yaa Bush tilmaamidi.
Sahiiha ahaan Ahdigii Maya
Unug-futuutiska waay Iran haq in lataa
inii nuhursiiso ma'danta Yuraniyamka si
unla jeedo nebedeed. Hay'ada caalamiga
ee dhaaqada atomiga (IAEA) waay
dhowaantaan sugteey in su'aal kasto oo
dhaq dhaqaaqa hore ee dhaaqada
nukliyarka Iran iyee jawaabti wana
xaalada eeb ku saliim eto.
|