|
Maayland.com iyo Maayland Press
wariyaaga Maayland in fidhiyo Dhuuso mareeb
waay hani deersiyeey in Aadan Haashi Eyrow
owkuun saa'ada maddii haaytii 3:00
Hiraabnimo Dhuuso_Mareeb soo weerareen 4
dayuuro bilaayo oo Ameerikaanka leyo; ku
waasoo bar tilmaameedshoo xaqiiqidiyee
sheenti mura dhal Ameerikaan taabida koro,
waaynaa liinki mahad nagee dadkii dhulka ku
kaalmooyi oo ki hubsidi in Eyrow dagaasheey
jiifo. Waaynaa taas suurta geliiseey in
lankii Aadan Haashi Eyrow Gobolkii usi ki
dhalladi akhiiran ki dhimidi. Waay
weheliyeey12 qof kale reer Dhuusa Mareeb eh,
3 derris eh, iyo Sagaal Qeybta shaatiga Al-Shabaab
in geliyeen reer Asmara. Bombaaniyaal ulus
yaa liki dhowi oo dhamaan fidhiga reerka
badansheey
iyo hareeroosheey
bassiisiyi.
Aadan Haashi Eyrow dhimishidiis waay luku
xaqiijiyeey Mukhtaar Roobow oo BBC-Afsomaliga
wareeysi li weeldhiti duhurnimidii geega May
1, 2008. Roobow oo hoolla hoose in wado
Qeybta Mahaakimta Islaamiga ee hadda
Hogaamiyiyaalshee Asmara Eriterya fidhi ku
weeldhideen, ku waasoo in dooreen in magaaga
Al-Shabbaab liin ki maga darro Barbaarta
hool galka argagaha ku wedaan gobolloda
koonfureed ee Somaliya oo iyoo tartanka kili
jiraan Daarood oo Itoobiya in sheeni
oo boobsheey kumaan kun ki le'ooti tan iyo
intii shaleediis taliyeegii Siyaad Barre
dalka luunku dugudi 1991 dii. Al-Shabaab oo
Ameerikaanka ki sifooyi in iyoo eyiin fara'
ki mid eh Al-Qaacida, oo Ameerikaanka
go'aansidi in meel alaale miilii iyo galaan
liinki seedaaw. Taas xaqiiqdiyeena
Dhuuso_Mareeb yaa hiraawootnimo jeeyti .
Dhuuso Mareeb waa meeloogii irdaala Hawiye
bilaayo nuuku soo dhoofiya jireen, oona
hadda in muuqito in iyoo liinki dhoof jeeyi.
|